Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xashin

(-imo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Maqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo abuurka birqalaxda iwm.

Erayo la-mid ah

xash1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2.…xashaashXarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.xashaashDhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².xashaashidxashaash². ld xarshaashid.xasharaadCayayaan.xashiish1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga…xashirBadar tuman oo jajab ah.xashiriBadar buunshe ka saarid. ld xanshiri.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms