Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xashiish

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.

Erayo la-mid ah

xash1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2.…xashaashXarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.xashaashDhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².xashaashidxashaash². ld xarshaashid.xasharaadCayayaan.xashinMaqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo…xashirBadar tuman oo jajab ah.xashiriBadar buunshe ka saarid. ld xanshiri.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms