Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xash

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2. Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.

Erayo la-mid ah

xashaashXarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.xashaashDhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².xashaashidxashaash². ld xarshaashid.xasharaadCayayaan.xashiish1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga…xashinMaqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo…xashirBadar tuman oo jajab ah.xashiriBadar buunshe ka saarid. ld xanshiri.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms