Qaamuuska Asalka
xasharaad
MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
Cayayaan.
Erayo la-mid ah
xash1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2.…xashaashXarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.xashaashDhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².xashaashidxashaash². ld xarshaashid.xashiish1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga…xashinMaqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo…xashirBadar tuman oo jajab ah.xashiriBadar buunshe ka saarid. ld xanshiri.

