Erayo la-mid ah
xanjaad1. Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan. 2.…xanjafLaan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebda…xanjafeeIlmo yar xanjaf ku tumid.xanjeer1. Maro yar oo carruurta lagu xambaaro. 2. Guntinta mara- da…xanjeerashold xanjeerad.xanjeero1. Ilmo carruur ah xambaarasho. 2. Maro la guntanyahay kor u…xanjoXabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.

