Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xanjaf

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Laan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebdarro sameeyaan.

Erayo la-mid ah

xanjaad1. Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan. 2.…xanjafeeIlmo yar xanjaf ku tumid.xanjeer1. Maro yar oo carruurta lagu xambaaro. 2. Guntinta mara- da…xanjeerashold xanjeerad.xanjeero1. Ilmo carruur ah xambaarasho. 2. Maro la guntanyahay kor u…xanjoXabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms