Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xanjaad

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan. 2. Lafdhabar xiriir, arxaan.

Erayo la-mid ah

xanjafLaan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebda…xanjafeeIlmo yar xanjaf ku tumid.xanjeer1. Maro yar oo carruurta lagu xambaaro. 2. Guntinta mara- da…xanjeerashold xanjeerad.xanjeero1. Ilmo carruur ah xambaarasho. 2. Maro la guntanyahay kor u…xanjoXabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms