Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xanjeero

(-rtay, -ratay)
Falg3

Macnaha

1. Ilmo carruur ah xambaarasho. 2. Maro la guntanyahay kor u xaydasho.

Erayo la-mid ah

xanjaad1. Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan. 2.…xanjafLaan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebda…xanjafeeIlmo yar xanjaf ku tumid.xanjeer1. Maro yar oo carruurta lagu xambaaro. 2. Guntinta mara- da…xanjeerashold xanjeerad.xanjoXabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms