Qaamuuska Asalka
xammeeti
(c.nafl.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dareere alkaliin oo midabkiisu huruudcagaaryahay, dhadhan qadhaadhna leh oo uu soo saaro beerku, laguna kaydiyo beerkutaasha. Waxay caawi- saa dheefshiidka iyo nuugista duxda taas oo burburisa siina yaryaraysa. Xammeetidu waxa kale oo ay nashaadisaa isku soo ururka muruqyada dheefmareenka oo loo yaqaan ubaaxin. ld xameyti.
Erayo la-mid ah
xammaagXoolo, wax dhammaaday ahaansho.xammaal/mg1 (-aalay, -aashay) Dusha wax ku qaadid.xammaaliQof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹…xammaalidld xamaalid.xammaalinnimoXammaali ahaansho. ld xamaalinnimo.xammayn861xammaysanxammaysan1. Wax aad u ordaaya ahaansho. 2. Wax aad u raran ahaansho (…xammaysnaanld xam-maysnaansho.

