Qaamuuska Asalka
xammaysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax aad u ordaaya ahaansho. 2. Wax aad u raran ahaansho (gaadiid).
Erayo la-mid ah
xammaagXoolo, wax dhammaaday ahaansho.xammaal/mg1 (-aalay, -aashay) Dusha wax ku qaadid.xammaaliQof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹…xammaalidld xamaalid.xammaalinnimoXammaali ahaansho. ld xamaalinnimo.xammayn861xammaysanxammaysnaanld xam-maysnaansho.xammaysnaansho/dh ld xammaysnaan.

