Qaamuuska Asalka
xammaal
FalGoobjoog
Macnaha
/mg1 (-aalay, -aashay) Dusha wax ku qaadid.
Erayo la-mid ah
xammaagXoolo, wax dhammaaday ahaansho.xammaaliQof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹…xammaalidld xamaalid.xammaalinnimoXammaali ahaansho. ld xamaalinnimo.xammayn861xammaysanxammaysan1. Wax aad u ordaaya ahaansho. 2. Wax aad u raran ahaansho (…xammaysnaanld xam-maysnaansho.xammaysnaansho/dh ld xammaysnaan.

