Qaamuuska Asalka
xammaali
MagacLafdheeri
Macnaha
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹, xamaali, xammaal¹.
Erayo la-mid ah
xammaagXoolo, wax dhammaaday ahaansho.xammaal/mg1 (-aalay, -aashay) Dusha wax ku qaadid.xammaalidld xamaalid.xammaalinnimoXammaali ahaansho. ld xamaalinnimo.xammayn861xammaysanxammaysan1. Wax aad u ordaaya ahaansho. 2. Wax aad u raran ahaansho (…xammaysnaanld xam-maysnaansho.xammaysnaansho/dh ld xammaysnaan.

