Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xadatee

(-teeyay, -taysay)
Falg2

Macnaha

Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.

Erayo la-mid ah

xadaafiirDhib; hawkar.xadaaradHeerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo…xadafGoyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.xadafXaraf ama erey ka tegid.xadanWax dhibban ahaansho.xadataynld xanantayn, xanatayn.xadatoXididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan wa…xadaysanWax xad loo yeelay ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms