Qaamuuska Asalka
xadaafiir
(-ro, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhib; hawkar.
Erayo la-mid ah
xadaaradHeerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo…xadafGoyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.xadafXaraf ama erey ka tegid.xadanWax dhibban ahaansho.xadataynld xanantayn, xanatayn.xadateeCid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.xadatoXididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan wa…xadaysanWax xad loo yeelay ahaansho.

