Qaamuuska Asalka
xadan
(-dnaa, -dnayd)Falmg4
Macnaha
Wax dhibban ahaansho.
Erayo la-mid ah
xadaafiirDhib; hawkar.xadaaradHeerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo…xadafGoyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.xadafXaraf ama erey ka tegid.xadataynld xanantayn, xanatayn.xadateeCid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.xadatoXididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan wa…xadaysanWax xad loo yeelay ahaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
