Qaamuuska Asalka
xadaarad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad-daarad.
Erayo la-mid ah
xadaafiirDhib; hawkar.xadafGoyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.xadafXaraf ama erey ka tegid.xadanWax dhibban ahaansho.xadataynld xanantayn, xanatayn.xadateeCid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.xadatoXididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan wa…xadaysanWax xad loo yeelay ahaansho.

