Qaamuuska Asalka
xad
(-day, -dday)Falg1
Macnaha
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
Erayo la-mid ah
xad-awoodeed(qaan.) Awood maxkamad sharciyeed ama madax sare oo ku gaara…xad-dhaaf1. Wax aan la koobi karin noqosho. 2. Wax qiyaastoodii dhaaf…xad-dhaafMeeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo.xadaafiirDhib; hawkar.xadaaradHeerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo…xadafXaraf ama erey ka tegid.xadafGoyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.xadanWax dhibban ahaansho.

