Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaajo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Arrin; xaal; talo.

Erayo la-mid ah

xaajaggalX. ah: nin wax garad ah oo xaajo murugtay ka garnaqa.xaajayaqaanNin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.xaajeysashold xaajeysad, xaajeysi.xaajeyso1. La x.: cid arrin kala doodid. 2. Dan dhammaysasho.xaaji(dii.) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama guta…xaajinnimoXaaji ahaansho.xaajiyad(dii.) Haaweenay xajinayso ama xajisay.xaajooLa x.: cid arrin kala doodid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms