Qaamuuska Asalka
xaajeyso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
1. La x.: cid arrin kala doodid. 2. Dan dhammaysasho.
Erayo la-mid ah
xaajaggalX. ah: nin wax garad ah oo xaajo murugtay ka garnaqa.xaajayaqaanNin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.xaajeysashold xaajeysad, xaajeysi.xaaji(dii.) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama guta…xaajinnimoXaaji ahaansho.xaajiyad(dii.) Haaweenay xajinayso ama xajisay.xaajoArrin; xaal; talo.xaajooLa x.: cid arrin kala doodid.

