Qaamuuska Asalka
xaajayaqaan
MagacLafdheeri
Macnaha
Nin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.
Erayo la-mid ah
xaajaggalX. ah: nin wax garad ah oo xaajo murugtay ka garnaqa.xaajeysashold xaajeysad, xaajeysi.xaajeyso1. La x.: cid arrin kala doodid. 2. Dan dhammaysasho.xaaji(dii.) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama guta…xaajinnimoXaaji ahaansho.xaajiyad(dii.) Haaweenay xajinayso ama xajisay.xaajoArrin; xaal; talo.xaajooLa x.: cid arrin kala doodid.

