Qaamuuska Asalka
xaajeysasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld xaajeysad, xaajeysi.
Erayo la-mid ah
xaajaggalX. ah: nin wax garad ah oo xaajo murugtay ka garnaqa.xaajayaqaanNin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.xaajeyso1. La x.: cid arrin kala doodid. 2. Dan dhammaysasho.xaaji(dii.) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama guta…xaajinnimoXaaji ahaansho.xaajiyad(dii.) Haaweenay xajinayso ama xajisay.xaajoArrin; xaal; talo.xaajooLa x.: cid arrin kala doodid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
