Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wargure

(-rayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Cidda qof hadlaysa ama doodeysa warka ka koobisa.

Erayo la-mid ah

wargalW. ah: qof warkiisa lagu kalsoonaan karo.wargalnimoWargal ahaansho.wargeeU w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.wargeeyeQof diradiraalow ah.wargeliCid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.wargeynld wargeys.wargeys1. (-syo, m.dh) Xaashi ama xaashiyo war ku yaal oo wakhti go…wargurCid hadlaysa si loo maqashiiyo ama loo ogeysiiyo in lala soc…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms