Qaamuuska Asalka
wargee
(-geeyay, -geysay)Falmg2
Macnaha
U w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.
Erayo la-mid ah
wargalW. ah: qof warkiisa lagu kalsoonaan karo.wargalnimoWargal ahaansho.wargeeyeQof diradiraalow ah.wargeliCid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.wargeynld wargeys.wargeys1. (-syo, m.dh) Xaashi ama xaashiyo war ku yaal oo wakhti go…wargurHab raacatada soomaaliyeed ku dhaqanto kolka ay garramayso a…wargurCid hadlaysa si loo maqashiiyo ama loo ogeysiiyo in lala soc…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
