Qaamuuska Asalka
wargur
MagacLafdheeri
Macnaha
Hab raacatada soomaaliyeed ku dhaqanto kolka ay garramayso ama wada xaajoonaysa. Qof codkar ah ayaa hadba qofka hadlaya warkiisa qabta oo kor u qaada oo dadka wada maqalsiiya, isagoo qeexan oo quruxsan u sheegaya. ld wargurid.
Erayo la-mid ah
wargalW. ah: qof warkiisa lagu kalsoonaan karo.wargalnimoWargal ahaansho.wargeeU w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.wargeeyeQof diradiraalow ah.wargeliCid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.wargeynld wargeys.wargeys1. (-syo, m.dh) Xaashi ama xaashiyo war ku yaal oo wakhti go…wargureCidda qof hadlaysa ama doodeysa warka ka koobisa.

