Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wargeys

MagacLafdheeri

Macnaha

1. (-syo, m.dh) Xaashi ama xaashiyo war ku yaal oo wakhti go'an soo baxa sida maalin, toddobaad, bil iwm oo inta la daabaco la faafiyo; joornaal. 2. ld wargeyn.

Erayo la-mid ah

wargalW. ah: qof warkiisa lagu kalsoonaan karo.wargalnimoWargal ahaansho.wargeeU w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.wargeeyeQof diradiraalow ah.wargeliCid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.wargeynld wargeys.wargurHab raacatada soomaaliyeed ku dhaqanto kolka ay garramayso a…wargurCid hadlaysa si loo maqashiiyo ama loo ogeysiiyo in lala soc…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms