Qaamuuska Asalka
warac
(-cyo, m.dh)MagacLafdheerikh
Macnaha
1. Qof dhowrsoon oo xumaha ka fogaado. 2. Qof ragannimo leh; geesi ah. 3. Labada gollood ee buurta middood.
Erayo la-mid ah
waraab1. Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo. 2. W. ah: beer aa…waraabBiyo cabbid.waraabKu filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si …waraabadadowW. ah: qof qori isku dhufta oo waraabe isu beddela; qori-ism…waraabalahadalW. ah: qof cida dhurwaaga yaqaan oo fasira.waraabaqandhisCaano dhaynimo ka baxay oo aan aad u suusucin.waraabeDhurwaa.waraabe-ligisNooc waraabaha ka mid ah oo meesha uu qaniino aysan dhaqso b…

