Qaamuuska Asalka
waraab
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo. 2. W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo. 3. ld waraabid.
Erayo la-mid ah
waraabadadowW. ah: qof qori isku dhufta oo waraabe isu beddela; qori-ism…waraabalahadalW. ah: qof cida dhurwaaga yaqaan oo fasira.waraabaqandhisCaano dhaynimo ka baxay oo aan aad u suusucin.waraabeDhurwaa.waraabe-ligisNooc waraabaha ka mid ah oo meesha uu qaniino aysan dhaqso b…waraabi1. Cid oomman biyo la cabbo siin. 2. Beer oomman biyo ku duw…waraabidld waraab¹.waraabinld waraabis.

