Qaamuuska Asalka
waraabe
(-bayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhurwaa.
Erayo la-mid ah
waraab1. Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo. 2. W. ah: beer aa…waraabBiyo cabbid.waraabKu filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si …waraabadadowW. ah: qof qori isku dhufta oo waraabe isu beddela; qori-ism…waraabalahadalW. ah: qof cida dhurwaaga yaqaan oo fasira.waraabaqandhisCaano dhaynimo ka baxay oo aan aad u suusucin.waraabe-ligisNooc waraabaha ka mid ah oo meesha uu qaniino aysan dhaqso b…waraabi1. Cid oomman biyo la cabbo siin. 2. Beer oomman biyo ku duw…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
