Qaamuuska Asalka
waraabaqandhis
MagacLafdheeri
Macnaha
Caano dhaynimo ka baxay oo aan aad u suusucin.
Erayo la-mid ah
waraab1. Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo. 2. W. ah: beer aa…waraabBiyo cabbid.waraabKu filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si …waraabadadowW. ah: qof qori isku dhufta oo waraabe isu beddela; qori-ism…waraabalahadalW. ah: qof cida dhurwaaga yaqaan oo fasira.waraabeDhurwaa.waraabe-ligisNooc waraabaha ka mid ah oo meesha uu qaniino aysan dhaqso b…waraabi1. Cid oomman biyo la cabbo siin. 2. Beer oomman biyo ku duw…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
