Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wadaage

(-gayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta. 2. Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan. 3. Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).

Erayo la-mid ah

wada1. Qurub tilmaamaya wax isla samayn. Tus. “Aan w. hadalno wa…wada-noolaanshoIsdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo gee…wadaadNin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan…wadaaddeeWadaad iska dhigid ama isu ekeyn.wadaadnimoWadaad ahaansho.wadaagLa w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la…wadaagWax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.wadaaji1. Dad wax ka dhexeysiin. 2. Wax qaybin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms