Qaamuuska Asalka
wada-noolaansho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
Erayo la-mid ah
wada1. Qurub tilmaamaya wax isla samayn. Tus. “Aan w. hadalno wa…wadaadNin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan…wadaaddeeWadaad iska dhigid ama isu ekeyn.wadaadnimoWadaad ahaansho.wadaagWax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.wadaagLa w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la…wadaage1. Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala ba…wadaaji1. Dad wax ka dhexeysiin. 2. Wax qaybin.

