Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wadaad

(-ddo, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan.

Erayo la-mid ah

wada1. Qurub tilmaamaya wax isla samayn. Tus. “Aan w. hadalno wa…wada-noolaanshoIsdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo gee…wadaaddeeWadaad iska dhigid ama isu ekeyn.wadaadnimoWadaad ahaansho.wadaagWax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.wadaagLa w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la…wadaage1. Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala ba…wadaaji1. Dad wax ka dhexeysiin. 2. Wax qaybin.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms