Qaamuuska Asalka
wada
qrFal-ku-xidhka
Macnaha
1. Qurub tilmaamaya wax isla samayn. Tus. “Aan w. hadalno waa aan heshiinno”. 2. Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn. Tus. “Waa w. yimaadeen”; “Wargeysyada w. qaado!”.
Erayo la-mid ah
wada-noolaanshoIsdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo gee…wadaadNin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan…wadaaddeeWadaad iska dhigid ama isu ekeyn.wadaadnimoWadaad ahaansho.wadaagWax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.wadaagLa w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la…wadaage1. Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala ba…wadaaji1. Dad wax ka dhexeysiin. 2. Wax qaybin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
