Qaamuuska Asalka
waarri
(-iyay, -isay)Falmg2
Macnaha
Socod aayar ah oo lugaha la kala fogeeyo cudur dartii socosho.
Erayo la-mid ah
waarCabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama …waar1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer …waaran1. Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo. 2.…waarayNooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo…waardiyeQof xafiis, guri iwm ilaaliya; ilaaliye.waariSheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.waari1. Waar ku cabbirid. 2. Wax waaro ka dhigid.waaridwaar². ld waaris.

