Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waaray

MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo bilowdo webiga Shabeelle iyo agagaarka magaalada Iimey. Qubleey, maanyo, manyiikay, libin.

Erayo la-mid ah

waarCabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama …waar1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer …waaran1. Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo. 2.…waardiyeQof xafiis, guri iwm ilaaliya; ilaaliye.waariSheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.waari1. Waar ku cabbirid. 2. Wax waaro ka dhigid.waaridwaar². ld waaris.waaridSoo w.: badeeco dibadda ka keenid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms