Qaamuuska Asalka
waaran
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo. 2. Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.
Erayo la-mid ah
waarCabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama …waar1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer …waarayNooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo…waardiyeQof xafiis, guri iwm ilaaliya; ilaaliye.waariSheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.waari1. Waar ku cabbirid. 2. Wax waaro ka dhigid.waaridwaar². ld waaris.waaridSoo w.: badeeco dibadda ka keenid.

