Qaamuuska Asalka
waardiye
(-yayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof xafiis, guri iwm ilaaliya; ilaaliye.
Erayo la-mid ah
waarCabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama …waar1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer …waaran1. Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo. 2.…waarayNooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo…waariSheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.waari1. Waar ku cabbirid. 2. Wax waaro ka dhigid.waaridwaar². ld waaris.waaridSoo w.: badeeco dibadda ka keenid.

