Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waanwaan

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Nabad yar oo ay kala dhigtaan laba qolo oo ay colaadi dhex tiil, heshiis nabadeed oo ku meel gaar ah. 2. Rajo.

Erayo la-mid ah

waanMeel dhul ah oo bannaan.waanbeJaad badarka ka mid ah oo ay iniinihiisu aad u yaryaryihiin.waaniCid waano u jeedin.waanoHadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo a…waansanCid wax la waaniyey ahaansho.waansanaanld waansanaansho.waansanaansho/dh ld waansanaan.waansheeDan la'aan meel u tegid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms