Qaamuuska Asalka
waanshee
(-sheeyay, -sheysay)Falmg2
Macnaha
Dan la'aan meel u tegid.
Erayo la-mid ah
waanMeel dhul ah oo bannaan.waanbeJaad badarka ka mid ah oo ay iniinihiisu aad u yaryaryihiin.waaniCid waano u jeedin.waanoHadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo a…waansanCid wax la waaniyey ahaansho.waansanaanld waansanaansho.waansanaansho/dh ld waansanaan.waantow1. Qof wax waano qaatay noqosho. 2. Ka w.: wax aad samayn la…

