Qaamuuska Asalka
waansan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Cid wax la waaniyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
waanMeel dhul ah oo bannaan.waanbeJaad badarka ka mid ah oo ay iniinihiisu aad u yaryaryihiin.waaniCid waano u jeedin.waanoHadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo a…waansanaanld waansanaansho.waansanaansho/dh ld waansanaan.waansheeDan la'aan meel u tegid.waantow1. Qof wax waano qaatay noqosho. 2. Ka w.: wax aad samayn la…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
