Qaamuuska Asalka
waano
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.
Erayo la-mid ah
waanMeel dhul ah oo bannaan.waanbeJaad badarka ka mid ah oo ay iniinihiisu aad u yaryaryihiin.waaniCid waano u jeedin.waansanCid wax la waaniyey ahaansho.waansanaanld waansanaansho.waansanaansho/dh ld waansanaan.waansheeDan la'aan meel u tegid.waantow1. Qof wax waano qaatay noqosho. 2. Ka w.: wax aad samayn laβ¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
