Qaamuuska Asalka
waagii-macdanka
(waayahii ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Waagii dadku qalabka iyo hubka ay isticmaalaan ka samaysan jireen maar iyo tiin la isku dhafay. Waagani ma sheegayo waqti go'an oo taariikheed oo si taxane ah ugu xidhiidhsan dhacdooyin ka horreeyay; hase ahaatee, waagani wuxuu tilmaamayaa marxalad dhaqameed oo dadyow badan oo dunida ku nooli soo mareen, marka la eegayo horumarkii ay soo sameeyeen laga soo billaabo waagii alabka dhagxaanta lagawaaqdhaacin samaysan jiray ilaa laga soo gaaro waqtigii la bartay qalabka xadiidka.
Erayo la-mid ah
waagSocod badan oo wax lagu baadigoobayowaagSocod badan samayn iyadoo wax la baadigoobayo.waageernaansho/dh ld maageernaan.waageersanaansho/dh ld maageernaan.waagii-baahiyosooik(jool.) Waagii hore ee nolosha, waa kan ugu horreeya saddex …waagii-barafka(jool.) Waa jiyoolojiyeed oo baraf gogollo ah iyo baraf weyn…waagii-birta(taar.) Waagii ka dambeyay waagii macdanka, markaas oo birtu…waagii-dhagaxa(taar.) Waqtigii aadamigu isticmaalay qalabka iyo warmaha dh…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
