Qaamuuska Asalka
waagii-birta
(waayahii ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(taar.) Waagii ka dambeyay waagii macdanka, markaas oo birtu ay beddeshay macdanka xagga hubka iyo qalabka kale; waaga birtu
Erayo la-mid ah
waagSocod badan oo wax lagu baadigoobayowaagSocod badan samayn iyadoo wax la baadigoobayo.waageernaansho/dh ld maageernaan.waageersanaansho/dh ld maageernaan.waagii-baahiyosooik(jool.) Waagii hore ee nolosha, waa kan ugu horreeya saddex …waagii-barafka(jool.) Waa jiyoolojiyeed oo baraf gogollo ah iyo baraf weyn…waagii-dhagaxa(taar.) Waqtigii aadamigu isticmaalay qalabka iyo warmaha dh…waagii-dhagaxa-dambeWuxuu sheegayaa waxyaabaha la xiriira waqtigii taariikhda ka…

