Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waagii-dhagaxa

(waayahii ..., m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

(taar.) Waqtigii aadamigu isticmaalay qalabka iyo warmaha dhagaxa ka sameysan, ee ka horeysey markii ugu horreysey ee helaan ay bir ceedhiin.

Erayo la-mid ah

waagSocod badan oo wax lagu baadigoobayowaagSocod badan samayn iyadoo wax la baadigoobayo.waageernaansho/dh ld maageernaan.waageersanaansho/dh ld maageernaan.waagii-baahiyosooik(jool.) Waagii hore ee nolosha, waa kan ugu horreeya saddex …waagii-barafka(jool.) Waa jiyoolojiyeed oo baraf gogollo ah iyo baraf weyn…waagii-birta(taar.) Waagii ka dambeyay waagii macdanka, markaas oo birtu…waagii-dhagaxa-dambeWuxuu sheegayaa waxyaabaha la xiriira waqtigii taariikhda ka…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms