Qaamuuska Asalka
waagii-baahiyosooik
(waayahii ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Waagii hore ee nolosha, waa kan ugu horreeya saddex qaybood ee waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeyay kambiriyan-ka-horreeyaha). Kolkaas oo muddooyinka taariikhda dunida ka mid ah kana horreeyay waagii mesosooigga wuxuu kalabaxsanyahay laga billabo 600 oo milyan ilaa 200 oo milyan oo tagtay.
Erayo la-mid ah
waagSocod badan oo wax lagu baadigoobayowaagSocod badan samayn iyadoo wax la baadigoobayo.waageernaansho/dh ld maageernaan.waageersanaansho/dh ld maageernaan.waagii-barafka(jool.) Waa jiyoolojiyeed oo baraf gogollo ah iyo baraf weyn…waagii-birta(taar.) Waagii ka dambeyay waagii macdanka, markaas oo birtu…waagii-dhagaxa(taar.) Waqtigii aadamigu isticmaalay qalabka iyo warmaha dh…waagii-dhagaxa-dambeWuxuu sheegayaa waxyaabaha la xiriira waqtigii taariikhda ka…

