Qaamuuska Asalka
waafaqsan
(-naa, -nayd)Falg4
Macnaha
Wax, wax kale raacsan ahaansho.
Erayo la-mid ah
waaf(c.nafl.) Xubin neefsasho oo ay isticmaalaan xayawaannada bi…waafajiLaba arrimood oo kala duwan is haleeshiin. Tus. “Labadaas ar…waafaq1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale…waafaqsanaanld waafaqsanaansho.waafaqsanaansho/dh ld waafaqsanaan.waafiW. ah: cabbir, qiyaas miisaan iwm aan wax ka dhinayn ee weli…

