Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waaf

(-faf, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.nafl.) Xubin neefsasho oo ay isticmaalaan xayawaannada biyaha ku nooli, si ay uga soo qaataan ogsajiinta biyaha dhexdooda.

Erayo la-mid ah

waafajiLaba arrimood oo kala duwan is haleeshiin. Tus. “Labadaas ar…waafaq1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale…waafaqsanWax, wax kale raacsan ahaansho.waafaqsanaanld waafaqsanaansho.waafaqsanaansho/dh ld waafaqsanaan.waafiW. ah: cabbir, qiyaas miisaan iwm aan wax ka dhinayn ee weli…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms