Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waafaq

(-qay, -qday)
Falg1

Macnaha

1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.

Erayo la-mid ah

waaf(c.nafl.) Xubin neefsasho oo ay isticmaalaan xayawaannada bi…waafajiLaba arrimood oo kala duwan is haleeshiin. Tus. “Labadaas ar…waafaqsanWax, wax kale raacsan ahaansho.waafaqsanaanld waafaqsanaansho.waafaqsanaansho/dh ld waafaqsanaan.waafiW. ah: cabbir, qiyaas miisaan iwm aan wax ka dhinayn ee weli…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms