Qaamuuska Asalka
waafaji
(-iyay, -isay)Fallg2
Macnaha
Laba arrimood oo kala duwan is haleeshiin. Tus. “Labadaas arrimood is waafaji.”
Erayo la-mid ah
waaf(c.nafl.) Xubin neefsasho oo ay isticmaalaan xayawaannada bi…waafaq1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale…waafaqsanWax, wax kale raacsan ahaansho.waafaqsanaanld waafaqsanaansho.waafaqsanaansho/dh ld waafaqsanaan.waafiW. ah: cabbir, qiyaas miisaan iwm aan wax ka dhinayn ee weli…

