Qaamuuska Asalka
waabariisii
(-iiyay, -iisay)Falmg2
Macnaha
U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii.
Erayo la-mid ah
waab1. Dhis yar oo la harsado. 2. Dhis dadka buka la jiifiyo ama…waabGeed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.waabaayaysanWax la waabaayeeyey ahaansho.waabaayaysnaanld waabaayaysnaansho.waabaayaysnaansho/dh ld waabaayaysnaan.waabaayee1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo marin.waabaayoDhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabb…waabaayowDad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
